Aqoonyahan Muuddey oo ka warramaya khatarta cudurka safmareenka ee CoVid19
01.01.2021 | 4 Min.
Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey
WAR DEG DEG AH: AABAHAY, OMAR FURE, NOLOSHA EYGA TU KA XUN AYUU KU NOOLYAHAY (HUSSEIN OMAR FURE OO U WARAMEY RADIO DEEGAAN )
14.08.2020 | 4 Min.
Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.